
Guddoomiyihii deegaanka Garasbaalley ee Muqdisho oo qarax lagu dilay
Muqdisho (so.diplomat.so) - Ilo wareed ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta qarax miino lala beegsaday Guddoomiyihii deegaanka Garasbaalley Cabdiraxmaan Axmed Cali (Garyare) iyo labo ka mid ah ilaaladiisa ay ku geeriyoodeen.