Qubanaha

Wakiilka UNHCR oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

11/08/2021 - 23:40:58
0 Comments
770
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) - Agaasimaha guud ee habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Xirsi Xaaji Culusow, ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga wakiilnimo Wakiilka cusub ee Hey'adda Qaramada Midoobey ugu xilsaarran qaxootiga ee marka…

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo hadimo sharafeed u sameeyay Safiirka Shiinaha

24/05/2021 - 16:30:20
0 Comments
1107
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah hadimo sharafeed ugu sameeyay Muqdisho, Mudane Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo muddo xileedkiisa…

Soomaaliya oo soo dhoweysay xabadjoojinta ka dhaqangashay Gaza

23/05/2021 - 00:26:38
0 Comments
3296
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay xabad joojinta ka dhaqangashay Magaalada Gaza oo 11 cisho oo xiriir ah ay Israaiil la beegsanaysay duqeyn aan kala go' lahayn oo dhimasho , dhaawac iyo burbur dhismo lixaad leh geystay.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Safiirka Shiinaha

22/05/2021 - 18:23:25
0 Comments
709
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Mudane Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo xileedkiisa shaqo…