Warka Gudaha

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay

15/12/2021 - 22:36:28
0 Comments
1028
Xafiiska Wararka
Jabuuti (so.diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay caasimadda dalkaas ee Jabuuti.

Dagaal dhimasho geystay oo ka qarxay degmada Wanlaweyn

22/05/2021 - 17:45:17
0 Comments
1691
Xafiiska Wararka
Wanlaweyn (so.diplomat.so) - Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaa maanta ka dhacay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose oo ay ku geeriyoodeen illaa iyo seddex ruux oo ah labada dhinac ee dagaalamayay oo ka soo jeeda maamulka degmadaasi.