Qubanaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Kaaliyaha Xog. guud ee Q.M u qaabilsan Arrimaha Afrika taageeridda deganaanshaha Soomaaliya

07/11/2021 - 22:46:00
0 Comments
1574
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Afrika dhanka Waaxyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabad-dhisidda iyo Howlgallada Nabadda…

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay ergeyga Midowga Afrika u diyaargarowga Ciidamada Soomaaliya la wareegidda waajibaadka amni ee dalka

07/11/2021 - 20:06:27
0 Comments
2809
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, waxa uu kala hadlay arrimaha…