
Hormuud Salaam Foundation oo tababarka Mooto wadista u soo xirtey dhalinyaro
Muqdisho (so.diplomat.so) - Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation munaasabad Tababr loogu soo xirayey, Dufcadii labaad ee mashruucan shaqo abuurista oo soo dhameytstey tababarka mooto wadista oo socday mudo laba bilood ah.