Diiradda

Hormuud Telecom oo ku guuleysatay billadda GLOMO Awards

04/03/2022 - 13:02:46
0 Comments
928
Xafiiska Wararka
Barcelona, Spain (so.diplomat.so) - Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa markii ugu horreysay waxa ay ku guuleysatay Abaalgudka Hal-abuurka Shirkadaha Moobaylka ugu wanaagsan, taageeridda xaaladaha degdegga ah iyo Gargaarka bani'aadamka oo sanadkan lagu qabtay magaalada Barcelona ee dalka…

Galmudug oo maxkamadeysay kaluumeysato ajaanib ah

30/03/2021 - 19:14:03
0 Comments
1810
Super Admin
Dhuusamareeb (Diplomat.so) - Maxkamadda Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta xukuntay kaluumeysato u dhashay dalka Yemen, kuwaa oo lagu soo eedeeyay in si sharci-darro ahi kaga kalluumeysanayeen biyaha xeebaha u dhexeeya Degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ee Gobolka Mudug.