Qubanaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar

21/08/2022 - 23:18:54
0 Comments
238
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Axad ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Qatar ee aan walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed Hashim,…

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis taageero gaar ah

07/07/2022 - 01:20:39
0 Comments
462
Xafiiska Wararka
Ankara (so.diplomat.so) - Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta Magaalada Ankara kula saxiixday heshiis taageero deeqo gaar ah Wasiirka Deegaanka, Magaalaynta iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane…

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo tababbar hordhaca diblomaasiyadda ku saabsan uga furay Muqdisho 42 shaqaale dowladeed

17/02/2022 - 00:34:48
0 Comments
983
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) - Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Pekos), ayaa ka furay maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho tababbar ku saabsan hordhaca diblomaasiyadda iyo hab maamuuska oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka…

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shahaadooyin dhammaysashada koorso aasaasi oo Afka Shiinaha ah guddoonsiiyay 20 ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda

11/02/2022 - 00:29:00
0 Comments
969
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah Muqdisho ku guddoonsiiyay shahaadooyin dhammaysashada koorso aasaasi ah oo Afka Shiinaha 20 ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda oo ku qaatay casharada habka fogaan aragga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Kaaliyaha Xog. guud ee Q.M u qaabilsan Arrimaha Afrika taageeridda deganaanshaha Soomaaliya

07/11/2021 - 22:46:00
0 Comments
1173
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Afrika dhanka Waaxyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabad-dhisidda iyo Howlgallada Nabadda…

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay ergeyga Midowga Afrika u diyaargarowga Ciidamada Soomaaliya la wareegidda waajibaadka amni ee dalka

07/11/2021 - 20:06:27
0 Comments
1110
Xafiiska Wararka
Muqdisho (so.diplomat.so) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay Muqdisho, Ergeyga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, waxa uu kala hadlay arrimaha…