Gaza (so.diplomat.so) - Waxaa maanta degan xaaladda Israel iyo Marinka Gaza, ka dib markii Ururka Xamaas iyo Maamulka Israel ay saqdii dhexe ee xalay wada gaareen heshiis xabad joojin ah.
Muqdisho (Diplomat.so) - War saxaafadeed caawa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar duqeyn ah oo Xuutiyiinta ay u geysteen xalay dalka Sacuudiga.
Marib (Diplomat.so) - Waxaa dib uga soo cusboonaaday Maanta Gobolka istiraatiijiga ah ee Marib ee dalka Yemen iska-hor'imaadyada hubeysan ee u dhexeeya Xoogagga Dowladda Yemen iyo fallaagada Xuutiyiinta , iyadoo warar soo baxay ay sheegayaan in taliye sare iyo tobaneeyo kale ay ku geeriyoodeen dagaalka.
Riyadh (Diplomat.so) Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay Caawa in ay ka hortagtay weerar gantaal iyo shan diyaarado aan duuliye lahayn oo qaraxyo ku rakibnaayeen oo lagu weeraray Caasimadda Riyadh iyo goobo kale, waxa ayna ku eedeysay in duqeymahaasi ay ka dambeysay kooxda Xuutiyiinta…