
Soomaaliya oo 137 muwaadiniinteeda ah ka soo daad-guraysatay dalka Suudaan
Muqdisho (so.diplomat.so) - Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa ku soo dhoweeyay maanta oo Axad ah, gegidda diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho 137 muwaadin oo Soomaali ah oo looga soo daadgureeyay duulimaadkii…