Cairo (Diplomat.so) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ahna Ergeyga Joogtada ee Ururka Jaamacadda Carabta , Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo waxa uu u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sameh Shoukry , iyadoo tani ay ka dhigantahay gogolxaar loo sameynayo warqad ku wareejintiisa Madaxweyne Abdel Fattah Al-Sisi.
Soomaaliya ayaa xiriir fog oo qotodheer la leh dalka Masar.
Faallo ka bixi