Kigali (so.diplomat.so) - Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta kaga qeybgalay Magaalada Kigali ee Caasimadda Rwanda, Madasha Todobaad ee Afrika ee Socdaalka oo halkudhiggeedu xilligan yahay "Xal u helidda saamaynta isbeddelka cimilada ee ku suntan isku gudubka dadka ee Afrika: Dhismaha Istiraatiijiyad laqabsi iyo bulshooyin nugul".
Qabsoomidda isku-imaatinkan ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli ay Soomaaliya ku jirto dadaal ay wax kaga qabanayso abaaraha daran ee dalka ka jira.
Warbixintaan waxaa qoray: Fiqi Mahad
Faallo ka bixi