Shirkadda Samsung oo xafiis toos ah ka furatay Somalia gaar ahaan Muqdisho

Daahfurka Samsung soomaaliya waa waji cusub oo hormar leh oo uu kutilaabsanayo ganacsiga soomaaliya, maadaama samsung ay kamid tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caalamka waxaana

John Mahama
John Mahama oo ka tanaasulay ergeynimada Midowga Afrika ee Soomaaliya

Accra (so.diplomat.so) - Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacaabay Soomaaliya John Dramani Mahama ayaa sheegay in uu ka tanaasulay aqbalaadii xilka ergaynimo ee Soomaaliya.

Soomaaliya oo walaac ka muujisay rabshadaha ka aloosmay Koonfur Afrika

Muqdisho (so.dilomat.so) - War saxaafadeed ay maanta soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay ku mu